 |
Fanka iyo suugaanta
Waa noo suurta gashey in aan wareysano fanaankareer Jabuuti Saciido Cali waxaana inoo wareysan doonto wariye Ikraam Ali Kaar. Somaliweyn Radio |
|
 |
Fanka iyo suugaanta
Waa barnaamijkeenii fanka iyo suugaanta waxaana maanta marti noogu ah fanaanada sanadahaan soo shaac baxdey ee Fartuun Prima oo degen wadanka Canada waxaana inoo wareysaneysa Ikraam Cali Kaar Somaliweyn Radio |
Ikraam Cali Kaar
ikraam@somaliweyn.org |
 |
Fanka iyo suugaanta
Fanka iyo suugaanta Waa noo suurta gashey in aan wareysano fanaanka caanka ah Cabdullahi Yusuf Hanuuniye oo haatan degen wadanka Denmark waxaana inoo wareysan doonto wariye Ikraam Ali Kaar. Somaliweyn Radio |
Ikraam Cali Kaar
ikraam@somaliweyn.org |
 |
Fanka iyo Sugaanta
Fanka iyo suugaanta
Waxaa inoo suurta gashay in aan wareysi xiisa badan aan la yeelano fanaanada weyn Khadiijo C/llahi Daleys "Waxaa iigu yaab badneyd markii aan arkey ey iyo dameer cunaya lug qofkii lahaa dhintay" waxaana wareysiga inoo wareysatay wariye Ikraam A-Kaar
Live internetka Somaliweyn Radio www.somaliweyn.org |
Ikraam Cali Kaar
ikraam@somaliweyn.org |