src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">


Anagoo ah Amin Amir iyo xaaskiisi iyo caruurtiisi,

Saciid Amin iyo xaaskiisi iyo Caruurtiisi Ayaanle Xuseen Cabdi iyo xaaskiisi iyo Caruurtiisi Maxamuud Maxamed (makis) & Caruurtiisi , Axmed Maxamed Muudey & xaaskiisi & Caruurtiisi iyo Yaxye Xasan Mire & Xaaskiisi Dhamaan waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Cabdulqaadir Cumar Macalin (Jubba) oo Abahiis Marxuum Cumar Macalin Yuusuf (qoordheere ) oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho waxaan ilaah uga baryeeynaa inuu janadii fardoowsa ka waraabiyo ehelkiisina samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin

-----------------------------------------------------------------------------------------------------

-------------------------------------------------------------------------------------------------------