![]() |
TACSI Xaajiyo Amina Cumar Abukar Abwaan C/qaadir Nuuraani & Xaaskiis Reer Sheekh Abuukar (shabakiinka) Sheekh Nuur Qaasin & Xaaskiis Reer Caamir Maxamed Reer Shamo Reer Shekh Saciid Maxamed Reer Xaaji Gaal Reer Axmed Jeketi Reer Yacquub Ibraahim Reer Axmed Cumar Reer Bashiir Qoslaaye Reer Bin-Bareeg Shariif Cabdullahi Maxamed (Shankar) Isgow Cabdulaahi Maxamed Maxamud M,Makis & Ayaanle Cabdi Dhamaan waxay tacsi u dirayaan Wiilkeeda Maxamed Cali & Reer Xaaji Saalax Meelwaliba ay Dunida ka joogaan waxey u diraayaa Tacsi Tiiraaya leh geerida ku timid Marxuumad Maluuka Xaaji Saalax oo ku Geeriyootay Dalka Mareykanka Magaalada Atlanta (gorjiya) Taariqda Markey eheed June-02-2013 waxaan eebe ugu Baryeynaa in uu Naxariistii Janadii Farduusa ugu Bishaareeyo inta ay ka baxdayna Samir & iimaan Ka siiyo Aamiin Aamiin |