src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

:

 

dadka kala ah

Amin Amir iyo Xaaskiisa Seynab Yacquub,

Said Amir Xaaskiisa,

Maxamud Yuusuf (makis),

Ayaanle Xuseen Cabdi,

Cabdirashiid Xasan (Yagleel) iyo Xaaskiisi,

Liibaan Darwiish

dhamaan dadkaasi waxay si wadajir ah tacsi ugu Dirayaan Marwo Khadra Maxamud Xayd iyo Elmis Maxamud Xayd oo walaal kood Marxuum Jaamac Maxamud Xayd oo dhawaan geeriyooday Tacsi taa lamid ah u dirayaa Ummada reer jabuuti ,

waxaana marxuumka eebe looga baryaynaa inuu Janadii Farduusa ka waraabiyo intii u ka tagayna samir

iyo iimaan ka siiyo

Aamiin Aamiin Aamiin