src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 


Inaa lillaahi wa inaa ileehi raajicuun.
Waxaan halkaan tacsi kadiraya dhamaan , reer aw maxamed c/raxmaan cilmi guuleed &, caruurtooda . dhamaan reer xirsi dhuub caruurtooda, Amin Amir iyo Xaaskiis &Caruurtoodi, Cabdirisaaq Cadare, Cabdulaahi Tusbax & Bashiir Abiikarm, Cumar Cali Shaanshi & Xaaskiis & caruurtiisa,dhamaan Fanaaniinta ku Nool Dalka kanada iyo Bahweynta isboortiga gaar ahaan kuwa ku nool Dalka Canada, waxay ka tacsideynaayaan geeridii ku timid marxuumad hooyo xaliimo xirsi dhuub (Xaliimo Shiilaabo) oo maanta oo ay taariikhdu tahay August 28kii 2016ka ku geeriyootay wadanka Kenya gaar ahaan Magaalada gaarissa waxay si Gaar ah Ugu Tacsideynayaan Cabdi samad Sh. Qaasim iyo Fanaanka Cabdiraxmaan sh.Qaasim Cabdiraxmaan Dowlo .oo ay ahayd Hooyadood
waxaan ilaahey ugu baryeynaa inu ka waraabsho janatal firdoosa
aamiin aamiin aamiin