src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

Reer Xersi Doobi iyo caruurtiisa

Reer Sheekh Dalmar iyo caruurtiisa

Reer Xuseen Shire iyo caruurtiisa

Reer Axmed Cabdi Shube iyo caruurtiisa

Caaqil Cabdi Axmed Shire iyo caruurtiisa

Reer Jaamac Ismaaciil iyo caruurtiisa

Reer Cabdalla Faarax Dhuxul iyo caruurtiisa

Reer Saleebaan Maxamed Farax iyo caruurtiisa

Reer Cabdi Xaaji Yusuf iyo caruurtiisa

Reer Cali Aw Xasan iyo caruurtiisa

Reer Geelle Ducaale iyo iyo caruurtiisa

Reer Faruuq Maxamed Qaalib iyo iyo caruurtiisa

Reer Yusuf Cismaan Caarshe iyo caruurtiisa

Reer Cali Cawil iyo caruurtiisa

Reer Cabdulcasis Cali Guure iyo caruurtiisa

Reer Yuusuf Xuseen Cali iyo caruurtiisa

Reer Axmed Qaylo iyo iyo caruurtiisa

dhamaan kharaabada iyo asaxaabta kala joogta meel kasta aduunka waxay tacsi u dirayaan reer Xirsi Doobi geeridii naxdin laheyd eek u timid Maxamed Xirsi Doobi oo ku geeriyooday dalka Emaaraatka magaalada Dubai.