HAMBALYO DHALASHO dhamaan reer ali shaanshi oo kale ah omar ali shaanshi iyo xaaskisa dr martini ali shaanshi iyo xaakiisa iyo caruurtisa jaani ali shaanshi , zeynab ali shaanshi , ali yusufi iyo xaakisa iyo caruutisa, xakow yuusaf iyo seygeda. Waxaa halkan hambalyo u dirayaan abdulahi sujaac iyo xaakiisa fadumo yuusuf ali oo wiila ugua dhashay kenya nairobi 20.05.2017 ha noqo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisa an faco amiin |
|