src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

Inaa lilaahi wa inaa illaahu raajicuun

Dhamaan Hobolada Waaberi &

Kooxda Iftin ,Kooxda Dur-Dur,

Dhamaan Wariyayaasha Universal TV,

Fanaaniinta Reer Banaadi ,

Dhamaan Reer Caamir Maxamed,

Reer Dr.Yacquub Ibraahim Yuusuf,

Dhamaan Bahweynta Isboortiga Soomaaliyeed,

waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Caruurtiisa uu Ka Geeriyooday Marxuum Saciid Cabdalla Cawad geerida naxdinta leh ee ku timid . ,waxaan sigaar ah Tacsi Ugu Direynaa,Dhamaan Kooxdii Shareero uu ka TirsanaayMarxuumka Saciid Cabdalla ,oo Dhawaan ku geeriyooday Magaalada Cadan ee Dalka Yemen ,
waxaanu illaahay uga baryeynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo dhamaan Reerka uu ka baxday, marxumakana naxariistii janno Eebe haka waraabiyo.
Aamiin Aamiin Alla ha aqbalo