src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">
Allaha u Naxariisto Hooyo Cambaro Maxamuud Dhowre
Innaa LiLlahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
Waxaa Jimcihii taariikhda April 18/2014 ku geeriyootey
Magaalada Dubai Hooyo Caan ku ahyd waddan jacaylka iyo u naxariista maatada. Camabara Maxamuud dhowre
(Cambara Raaxo). Waxaa geerida la ogaysiinayaa dhamman eheladeeda meel kasta oo ay
joogaanba, gaar ahaan caa’ilada reer Cabdille Horreeye iyo Reer Dhowre.
Captain Abdi Rodol, Maryan Hudi, Nasra Hudi, Amin Amir, iyo Mohamud Yussuf (Runta) iyo dhammaan
Soomaalida ku nool magaalada Seattle waxa ay si gaara tacsi ugu dirayaan Xamdi Sheekh Maxamed
Cabdulle iyo Cabdulqaadir Aadan Jangeli. Waxaan Ilaahayga Raxmaanka iyo Raxiimka ah uga baryaynaa

inuu ka waraabiyo kuna waariyo Jannadiisa Fardowsa

AAMIIN AAMIIN