AMIN AMIR IYO XAASKIIS. IYO CARUURTIS, CABDULAAHI DHUUBOW IYO XAASKIIS IYO CARUURTIIS, AXMED CEYNAB IYO XAASKIIS IYO CARUURTIIS, LIIBAAN DARWIISH IYO CARUURTIIS, MAXAMED ILKA CASE IYO XAASKIIS , SHEEKH NUUR QAASIM IYO XAASKIIS IYO CARUURTIIS, DHAMAAN DHALINYARADA ISBOORTIGA EDMONTON, DHAMAAN FANAANIINTA EDMONTON, WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN CABDIRASHIID MAXAMUUD XASAN OO DHAWAAN WALAALKIIS KU GEERIYOODAY MAGAALADA TORONTO EE DALKA CANADA MARXUUM ISMACIIL MAXAMUUD XASAN WAXAAN ILAAH UGA BARYEYNAA IN UU JANADII FARDUUSA KA WARAABIYO EHELKANA IYO QARAABADA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO. AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|