src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 


Inaa lillaahi wa inaa ileehi raajicuun.
Waxaa dhammaan ehelada.asxaabta iyo aqribada lagu wargalinaaya in
marxuumad aamina maxamed cumar(aamina camuudi)
ay ku geeriyotay
magaalada landan(uk) maalinta jimcaha 20ka nofember 2015ka
waxaan ilaahey ugu baryeynaa inu ka waraabsho janatal firdoosa
aamiin aamiin aamiin