src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">


Anagoo ah Amin Amir iyo xaaskiisi iyo caruurtiisi,

Saciid Amir iyo xaaskiisi iyo Caruurtiisi Ayaanle Xuseen Cabdi iyo xaaskiisi iyo Caruurtiisi Maxamuud Maxamed (makis) & Caruurtiisi , Axmed Maxamed Muudey & xaaskiisi & Caruurtiisi iyo Dhamaan Fanaaniinta Soomaaliyeed waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Fanaanada Xaliima Shariif (Liima) oo Abaheeda Marxuum Shariif Xasan Saciid oo dhawaan ku geeriyooday magaalada London ee Dalka UKwaxaan ilaah uga baryeeynaa inuu janadii fardoowsa ka waraabiyo ehelkiisina samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin

-----------------------------------------------------------------------------------------------------

-------------------------------------------------------------------------------------------------------