src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 


 
INNAA-LILLAAHI-WA-INNAA-ILEYHI-RAAJICUUN  


Annagoo kala ah: Cabdiraxman Cabdi Cilmi “Asad” iyo dhammaan reer Cabdi Cilmi,

Amiin Caamir Maxamed iyo reerkiisa, Shariif Cali Shariif iyo reerkiisa, Ayanle Xussein Cabdi,

Hussein cabdi maxamad iyo xaaskiisa, Maxamuud Maxamed “Makis”, Cabdiweli Shanle iyo

dhammaan reer Shanle, Jeneral Muuse Xassan, Ardon Diiriye, Sharif Maxamed (SHANKAR),

Saciid Caamir Maxamed, isgow Maxamed, Axmed Maxamed Cumar (Xaaji Baafadal),

Maxamed Shiikh (Sandheere) ,Muuse Olol Diinle, Feysal Olol Diinle, Reer Yacquub Ibraahim Yuusuf,

Cumar Cali Shaanshi & Xaaskiis & Caruurtiis,

waxaan halkaan tacsi uga direynaa Hooyo Muxibbo Maxamed Cali iyo

dhammaan reer Generaal Maxamed Cali Samatar meel kasta oo ay joogaan,

annnagoo uga tacsiyeyneyna geerida naxdinta leh ee marxuum

SAREEYE GUUD MAXAMED CALI SAMATAR oo

Jimcihii 19ka bisha Agosto ku geeriyooday magaalada Virginia ee carriga Mareykanka.

Allaha u naxariistee Generaalku waxaa uu ahaa halyey qaran oo taariikh dheer ah ku leh

guud ahaan siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaanna ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed.

Waxaan dhammaanteen Ilaah uga baryeynaa in uu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo,

ehelladdii iyo kharaabadii uu ka tegeyna uu samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN, AAMIIN!