src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

Naadiga kubadda cagta dakada ayaa ku guuleystay Super Cup Somali 2019 ka dib markii ay ku garaacday 3 iyo 0 Naadiga Muqdisho City. Waxaa ka soo qeybgalay maamulka madaxda gobolka banaadir uu hor kacaayay Mudane Eng yariisow iyo madax ka socotay dakada oo uu hogaaminaayay maareyaha Axmed Washington