src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">
DHAMAAN UMMADA SOOMAALIYEED WAXAAN KA CODSANAYNAA IN AY U GARGAARAAN WIILKAN YAR OO DHIBAATEYSAN, MARKII LO SHEEGAY WAALIDKIIS IN DALKA WAX LOOGA QABAN KARIN OO AYNA WAX DHAQAALE LOO BAAHDAY WAXAY GO AAN SADEEN IN WALAALAHOODI SOOMAALIYEED AY KA CODSADAAN KAALMO WALAALTINIM SII LOO BADBAADIYO WIILKOOD , DHAMAAN WALAALAHA SOOMALIYEED WAXAAN KA CODSANEYNAA IN AY SOO GARGAARAAN AYNA UGU SOO HAGAAJIYAAN SHIRKADDA KAAH Waxaa faahfaahinta lagala soo xiriir karaa C/qaadir Sheekh Maxed Tel: 252618073555.

 

-----------------------------------------------------------------------------------------------------

-------------------------------------------------------------------------------------------------------