src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">
1. Ibrahim Omar Baafo & Xaaskiisa Umalqayr Sheegow
2. Kiin Maxamed Sh Cusmaan & Sayigeeda Cabdulqaadir
3. Osman Rageh & Xaaskiisa Canab Odawaa
4. Cabdirizaaq Socoto & Xaaskiisa Hani Barsey
4. Cabdikariin Cali Kaar & Xaaskiisa Caasho Barsey
5. Amiin Amir & Xaaskiisa

Dhamaan Reer Cisman Cumar, Reer Cabdiraxman jaamac , Reer Maxamed Sh Cismaan, Reer Nuur Macalin aadan oo Ay ugu horeeyso Ayaan Nuur Macalin, Reer Macalin aadan oo Ay ugu horeeyso Eedo/Habaryar Caasho Macalin aadan & Dhamaan Reer maxamuud cadde oo kala joogaan, Somalia, Canada, UK, Sweden, Australia & Findland waxay halkan tahniyad dhambaal ah Ay ugu dirayaan Mansuur Cabdiraxman jaamac & Muna Cismaan Cumar oo aqlagalkooda ka dhacay London, UK maalintii Jimcaha sabtida soo galaysay March 28/03/14 waxay na leeyihiin isku waara kala hela owlaad baariyaal ah aamiin